26th April 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee oo ay ka wada hadleen caawinta Qoxootiga  Soomaaliyeed ee dibadda ka soo laabanaya, sidii xal waara loogu heli lahaa dadka dalka gudihiisa ku barakacay iyo caawinta qoxootiga shisheeye ee dalka ku sugan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*