Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Muudeey ayaa yidhi “Reer Somaliland( Isaqland) waa laga fiican yahay, waxaa ka fiican reer Soomaaliya oo ah dad aan cuqdad qabin.”

6th June 2025  admin  

Ra’iisal Wasaaraha DF ee Soomaaliya, Rooble ayaa maalmahan safar ku joogay dalka Masar. Safarka ra’iisal wasaaraha, ayaa lagu sheegay mid lagu soo cellinayo xiriirka xummaaday ee Masar iyo Soomaaliya. Hase ahaatee, waxaa su’aalo badan la iska weeydiinayaa safarada ra’iisal wasaaraha ee xilligan. Soo cellinta xiriirka Masar, Keenya iyo Sacuudiga ayaa ah dhammaantood kuwo aan muhiim […]

6th June 2025  admin  

Xildhhibaan hore Cabdi jamaal oo caawa lagu xiray Hargaysa Cabdi Jamaal Cismaan oo horay Xildhibaan uga ahaa maamulka Puntland iyo wasiir ku xigeenkii hore ee amniga Puntland ayaa caawa magaalada Hargaysa lagu Xiray. Sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen Cabdi jamaal Cismaan oo caawa ku sugan guriga Wasiir ku xigeenkii hore ee SNM Sahal […]

6th June 2025  admin  

Banaanbax ka dhan ah AMISOM oo Muqdisho ka dhacay.

6th June 2025  admin  

Ciyaartii u dambeysay ee kooxaha Kubbada cagta Puntland ayaa dhex martay galabta Sanaag vs Haylaan. Waxaana Afka ciida loo daray Sanaag

6th June 2025  admin  

Qaar ka mid ah cullimada magaalada Badhan ayaa ka hadlay xariga loo geeystay Shiikh Maxamed Ismaaciil oo lagu xiray magaalada Hargeeysa; Shiikha ayaa lagu heeystaa sababta uu u tagay magaalada Badhan iyo sababta uu dad Daarood ah quraanka uu u soo saaray. Hadaba, Shiikha ayaa la sheegay inuu ku sugnaa magaalada Badhan muddo lix cisho […]