Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025 admin
Magaalada Badhan waxa lagu qabtay munaasibad ay soo agaasimeen Xatunta Cilmi baadhista iyo Horumarinta ee Hadaf iyo Maamulka Gobolka Sanaag Taasi logaga mahadcelinayey Isla markaana lagu bogaadinayey Waxqabadyadaa Horumarineed ee Dhalinyarada reer Sanaag Ee kunool Gobolka Minnesota intooda wanagsan

4th May 2025 admin
Qoysaskii Laga Soo Musaafuriyay Laascaanood Oo La Bilaabay In Diyaarado Lagu Daadgureeyo Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta bilaabay daadgureynta qoysaskii laga soo musaafuriyay magaalada Laascaanood, kuwaasoo diyaarado looga soo qaadayo magaalada Gaalkacyo. Tirada dadka maanta diyaaradaha lagu qaaday oo aan weli la shaacin ayaa la rumeysan yahay inay go’aansadeen inay dib ugu laabtaan gobolka Bay […]

4th May 2025 admin
Tababar ku saabsan sugida Amniga doorashooyinka oo laga furay Bosaaso Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Tababar ku saabsan Maareynta Amniga doorashooyinka Golaha Aqalka Hoose ka furay Magaalada Bosaaso. Tababarkaan oo socondoono muddo lix maalin ah waxaa kasoo qeyb galay Sarakiil ka socotay laamaha kala duwan ee Ciidamada,Qaar kamid […]

4th May 2025 admin
Ururaada haweenka OO si kulul ugu hadlay barakicintii lagu sameeyay shacabka ku nolaa lasacanod

4th May 2025 admin
Wafdi ka socday Koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo Wasiirka Wasaradda Haweenka Puntland , Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Mudug iyo duqa degmada Gaalkacyo ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Wafdi Wasiiro ah oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed . Wafdigan ayaa maamulka koonfur-Galbeed uu soo magacaabay u kuur-gelidda xaladda Dadka laga soo barakiciyay […]

4th May 2025 admin
Wasiir ka tirsanaa maamul Galmudug, ahaana wasiirka amniga ayaa xilkiisa iska casilay kadib markii uu sheegay in isaga iyo Madaxweeyne Ahmed Qoor-Qoor ay isku fahmi waayeen sida loo wajahayo kooxda qaska ka wadda deegaanada Galmudug ee Ahlu Sunna. Wasiirka hore ee amniga ayaa ahaa shaqsi ku fashilmay shaqadii uu maamulkaa ka hayey, waxa uuna la […]