Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st May 2024  admin  

Dowlada Ethiopia oo lagu eedeeyay inay isir sifeyn ku hayso dadka Tigreyga ah Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times ayaa lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole nidaamsan oo ah isir sifayn” iyadoo loogu ganbanayo dagaalka gobolka Tigray, oo ah aag ay inta badan gacanta […]

21st May 2024  admin  

Dhageyso Maxamed Gamtisa oo ka sheekeynaya sida xabsiga ku yaalla Somaliland looga sii daayay 20 sano ka dib

21st May 2024  admin  

Kudlada Musharraxiinta dhax-dhaxaadka ayaa xukumadda Rooble ku eedeyey in shir aan loo dhameeyn ay ku qabatay magaalada Muqdisho

21st May 2024  admin  

Wiilka reer Jigjiga ee magaca Soomaaliyeed kor u qaaday: Soomaali lagu bartay tuugo iyo isdaba maris. Wiil yar oo lagu magcaabo Guuleed Ibrahim kana mid ah wiilasha ku shaqaysta Bajaajka magaalada Jigjiga. Ayaa hooyo Soomaaliyeed ay Bajaajkiisa uga tagtay ama ku ilowday lacagta Birta ee Itoobiya laga isticmaalo oo gaaraysa 300,000 ($6,700) . Hooyadan ayaa […]

21st May 2024  admin  

Hoos ka daawo Waraysiga Maxamuud Geeldoon ee ismariwaaga Xukuumadda iyo Mucaaradka iyo aafada COVID-19 ee dalka ku habsatey

21st May 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Cabdullahi Maxamed Xasan ayaa Garoowe Qado sharaf ugu Sameeyey Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Sanaag iyo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolkaas oo dhawaan uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Munaasabadda Qado sharafta ayaa waxaa ka qaybgalay Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda iyo Wasiiradda Xukuumadda ee Ku matala […]