Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2024  admin  

Falanqayn Khudbadii Madaxweynaha Puntland xalay jeediyey, Falceliska aqoonyahanada iyo jidka ay u furayo hab dhaqanka siyaasiga Soomaaliyeed marka ay timaado ka hadalka marxalad jirta |Aqoonyahan Faisal Roble ayaa falanqaynaya

30th April 2024  admin  

Safiirkii hore ee Turkiga oo ku baaqay in Beesha Caalamka inay indhaha ku hayso Arrimaha Soomaaliya Safiirkii hore ee Turkiga u qaabilsanaa Soomaaliya Dr C. Kani Torun ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay ku baraarugto halis ka soo fool leh dalka Soomaaliya. Dr Torun ayaa bartiisa Twitterka ku sheegay in loo baahan yahay in […]

30th April 2024  admin  

Beesha Habar jeclo oo sheegtay in reer Muqdisho iyo dawladaha Soomaaliya saaxiibka la ah ka raalligelinayaan hadalada Wasiir Cismaan Dubbe.

30th April 2024  admin  

Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa Bulshada uga warbixiyey marxaladaha siyaasadeed ee hadda taagan.

30th April 2024  admin  

Madaxweynaha oo guddoomiyay kulan hor-dhac u ah shirka wadatashiga qaran ee doorashooyinka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka Federaalka. Kulanka waxaa ka soo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha […]

30th April 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Umadda Soomaaliyeed, reer Canada,Hobalada Waaberi, qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee fanaanadii caanka ahayd Faaduma Cali Nakruum oo Covid 19 ugu Geeriyootay maanta Cusbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Marxuumad Faaduma Cali Nakruum , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd […]