Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2024  admin  

Farmaajo oo u samaystay Beesha Hawiye Ergay u gaar ah oo u kala dab qaada labada dhinac ee Muqdisho ku wada dagaalamay Ergayga gaarka ah ee beelaha Hawiye ee xafiiska madaxweyne Farmaajo Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor),  ayaa caawa kula kulmay magaalada Muqdisho Siyaasiyiinta Hawiye, ilaa hadda lama oga waxay ku wada hadleen. Afar sano […]

30th April 2024  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf jabriil iyo wafti uu hogaaminayey aya maanta lagu soo dhaweeye magaalda Nairobi. Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowladda Puntland , masuuliyiin xilal kala duwan Ka haya Puntland , qaar ka mida Masuuliyiinta Jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya ,Ganacsato,Dhalinyaro iyo Haween oo uu kor-kacayey Qunsulka Dowlada Puntland u fadhiya Kenya Maxamed Axmed […]

30th April 2024  admin  

Siyaasi Isaaq ah oo loo xilsaaray Kicinta beesha Hawiye, beeshaas oo uu horay ugu Edebdaroon jiray Faysal Cali waraabe iyo Qoyskiisa oo ka qayb qaatay kacdoonkii dalka Siiriya laguna dhex dilay Wiilkiisii beelaha Siiriya ee ku dagaalamayey dalkooda ku yaal Bariga dhexe, isaga oo dhinacyada ku dagaalamaya la safnaa hal dhinac oo Carabtaas ah ayaa […]

30th April 2024  admin  

UAE dismantles Africa base to avoid US wrath, but policy change unlikely https://www.trtworld.com/magazine/uae-dismantles-africa-base-to-avoid-us-wrath-but-policy-change-unlikely-44329

30th April 2024  admin  

Beesha Murusade oo Farmaajo isku halaynayey oo ku kala qaybsatay difaacidda Saynab Macalin iyo Murashaxiinta Hawiye Beesha Murursade ayaa ku kala qaybsamay arimaha ku socda magaalada Muqdisho, qaar ka mid ah beeshaas ayaa sheegay inay taageerayaan Qoyska Saynab Macalin, halka intooda kale taageersan yihiin murashaxiinta Hawiye

30th April 2024  admin  

Kooxda Waraabe oo reer Muqdisho Qabyaalada ku kicinaya Saraakiil ka soo jeeda maamulka SNM oo abaabulaya kicinta Bulshada Muqdisho. Iyaga oo BUlshada Muqdisho ku micinaya in Daarood xoog ku haystaan