Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd May 2024  admin  

Puntland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka wadatashiga Qaran Puntland ayaa soo saartay qoraal ka kooban 3 bog oo lagu qoray Afka Ingiriisiga, kaasoo loo diray Beesha Caalamka, waxaana qoraalkan uu ahaa shuruud ay ku xirtay ka qeyb galka shirka wadatashiga Qaran ee looga hadlayo hirgelinta iyo dhameystirka heshiiskii doorashada ee September […]

22nd May 2024  admin  

Hoos ka daawo beesha uu ka soo jeedo Siilaanyo oo Fariin u dirtay beesha Warsangeli.

22nd May 2024  admin  

Canada’s parliament declares China’s persecution of Uyghurs “genocide” https://t.co/cFEdk379k7?amp=1

22nd May 2024  admin  

Wafdi kasocda Midowga Europe oo soo gaaray Garowe Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe, Wafdi kasocda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga Midowga Europe ee Soomaaliya Nicolás Berlanga Martínez, ayna ka midyihiin Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi iyo Safiirka Sweden ee Soomaaliya Staffan Tillander. Kulanka […]

22nd May 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO TALIYE QAYBEEDYO U MAGACAABAY GOBOLADA SANAAG IYO KARKAAR.Garoowe : Madaxweynaha Dowladda Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr. 05, ku magacaabay Taliye Qaybeedyadda Gobollada Sanaag iyo Karkaar. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad Markuu arkay: Talo soo jeedinta Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo […]

22nd May 2024  admin  

James Swan oo qudbad u jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee looga hadlayay Soomaaliya Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilan Soomaalia James Swan ayaa sheegay in xiisadda siyaasadda ee sii cakirmaysa ee Soomaaliya ay halis ku tahay horumarkii laga samaynay dib u dhiska hannaanka dawladdeed ee Soomaaliya iyo xataa xaaladda amniga. Swan waxa uu […]