Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2024  admin  

1st May 2024  admin  

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay, 15 qof ayaana u geeriyootay. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa […]

1st May 2024  admin  

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku tilmaamay fal wuxuushnimo ah weererkii ciidamada Farmaajo ku qadeen Shacbiga magaalada Muqdisho saaka. Sidoo kale Golaha Midowga Musharixiinta ayaa balanqaaday in ay sii wadayaan Banaanbaxayada inta xafiiska laga saraayo Farmaajo

1st May 2024  admin  

Urur Gobolleedka IGAD ayaa cambaareeyay dhibaatada ka dhacday Muqdisho – waxaana ay ugu baaqeen hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed in ay xaaladda dejiyaan wadahadalna ay billaabaan , iyadoo la eegayo danta shacabka Soomaaliyeed.

1st May 2024  admin  

Barnaamij ku saabsan Dekedda Boosaaso oo Xoolo badan laga dhoofinayo

1st May 2024  admin  

Dowlada Jubaland waxay nasiib daro u aragtaa in Dowlada Federaalka ah ee wakhtigeedu dhamaaday, iyadoo awoodi kartay in ay ka shaqayso sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa kala duwanaanshaha afkaaraha, inay qaaday tallaabooyin gurracan oo ay ciidankii dalka u isticmaashay si ka baxsan sharciga, si lamid ah siday ka samaysay Gobolka Gedo