Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st May 2024  admin  

Killings in Axum by Eritrea troops ‘may amount to war crimes’ Amnesty says in new report that hundreds of civilians were killed by Eritrean troops in Ethiopian town of Axum last November. https://www.aljazeera.com/news/2021/2/26/killings-in-axum-by-eritrea-may-amount-to-war-crimes-amnesty

21st May 2024  admin  

Wankii ay dhogortu ku baxday ee duurjoog ahaa ayaa hadda loo xiiraay Wankii duur joogta ahaa, d’aduna u sii dheereed ee lagu magcaabo Baarack, ee kamaha Australia shanta sano ku jiray ayaa hadda la soo qabtay oo laga xiiray Dhogortii ku baxday oo gaaraysa 35kg

21st May 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble shacabka Soomaaliyeed waxaan leeyahay waan idiin maqanahay nagu seexda

21st May 2024  admin  

Wasiirka amniga XFS Xasan Xundubey “Waxaan diyaar u nahay inaan fulino heshiiskii maanta la gaaray”

21st May 2024  admin  

Isfgaradka dhexmaray Midowga Murashaxiinta Hawiye iyo Xukuumadda xil gaarsiinta ah.

21st May 2024  admin  

SHIRKII BEELHA HAWIYE EE MUQDISHO EE WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARAY War murtiyeed ka kooban lix qodob ayaa kaga soo saaray shirkii ka socday Hotelka Decale ee u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaare Rooble, Musharaxiinta Beelaha Hawiye iyo Madaxda maamul goboleedyada beelaha Hawiye ee Galmudug iyo Hirshabelle. Shirkan oo saacado badan qaatay ayaa la isku afgartay in […]