6th October 2024 admin Category :
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku tilmaamay fal wuxuushnimo ah weererkii ciidamada Farmaajo ku qadeen Shacbiga magaalada Muqdisho saaka.
Sidoo kale Golaha Midowga Musharixiinta ayaa balanqaaday in ay sii wadayaan Banaanbaxayada inta xafiiska laga saraayo Farmaajo