26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf jabriil iyo wafti uu hogaaminayey aya maanta lagu soo dhaweeye magaalda Nairobi.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka dowladda Puntland , masuuliyiin xilal kala duwan Ka haya Puntland , qaar ka mida Masuuliyiinta Jaaliyadda Puntland ee dalka Kenya ,Ganacsato,Dhalinyaro iyo Haween oo uu kor-kacayey Qunsulka Dowlada Puntland u fadhiya Kenya Maxamed Axmed Fagalado ayaa gudoomiyaha si diiran ugu Soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Jooma kenyaata ee magaalada Nairobi .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*