Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

7th May 2025  admin  

Garaad Mukhtaar Garaad Cali: โ€œMadaxweynihii Qaranku wuxuu xamili waayey soodhoweyntii Raysal wasaaraha, farriintiisana wuxuu nagaga dhigey Somaliland.โ€ Madaxweyne Xasan oo ku sugan Turkiga ayaa sheegay inuu Laascaanood ugu diray Raysal Wasaare Xasme sidii uu u abuuri lahaa weji lagu wadahadli karo. Wuxuu xusay in colaada Gobolka Sool ay tahay mid maxali ah oo Somaliland ka […]

7th May 2025  admin  

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐จ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฌ๐ข๐ฆ๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐’๐‚-๐Š๐ก๐š๐š๐ญ๐ฎ๐ฆ๐จ Laascaanood, Sabti, 12 Abriil 2025: โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa magaalada Laascaanood kulan muhiim ah kula yeeshay Isimada deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa diirrada lagu saaray sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo geeddi-socodka nabadda, dib-u-heshiisiinta […]

7th May 2025  admin  

Guddiga gaar ka ah ee ka socda Golaha Wakiillada Puntland oo socdaal nabadeyn ah ku jooga Gobolka Sanaag Ceelbuh , April,12, 2025: Guddiga gaar ka ah ee ka socda Golaha Wakiillada Puntland oo socdaal nabadeyn ah ku jooga Gobolka Sanaag ayaa caawa booqosho salaan ah ugu tagay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire […]

7th May 2025  admin  

Shirkii nabadaynta gobolka Sanaag ayaa beri ka furmaya magaalada Ceel buh

7th May 2025  admin  

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐๐š๐ซ๐ซ๐ž, ๐จ๐จ ๐›๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐ข ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‹๐š๐š๐ฌ๐œ๐š๐š๐ง๐จ๐จ๐ Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ahna caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo. Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa markii uu ka degay garoonka Diyaaradaha ee magaalada […]

7th May 2025  admin  

Nin isagiiba hoobiye & amni dari darteed qolka ugu xiran oo dadka u sheegaya in la qabto Doorashoย qof & cod ah | Weligeey ma arag kan oo kale