Category Archives: Fiidyoo hore

24th November 2024  admin  

Xildhibaanada federaalka ee matala Jubaland oo bayaan soo saaray Maalmahan waxaa Kismaayo ku sugnaa qaar ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Federaalka ee laga soo doorto Jubaland kadib casuumaad iyo shir wadatashi ah oo uu ugu yeeray madaxweynaha Jubaland, kaasoo ku aadan khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubaland iyo Dowlada Federaalka. Waxaana ay maanta soo saareen war-saxaafadeed […]

24th November 2024  admin  

Muxuu yahay kulanka warbaahinta Iiran ku sheegtay “mid naadir ah”oo ay yeesheen Sucuudiga iyo Iiran Wafdi heer sare ah oo ka socda militariga Sacuudiga ayaa booqasho naadir ah ku tagay dalka Iran, waxaana ay la kulmeen saraakiisha ciidamada Iran oo ay ka wada hadleen xiriirka milatari ee labada dal, sida ay sheegtay warbaahinta Iran. Waaxda […]

24th November 2024  admin  

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa banaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubaland.

24th November 2024  admin  

Ruushka oo wasiirada arimaha dibadda Afrika la kulmaya Dowladda Ruushka ayaa waxay qabaneysaa maanta shir ay ku casuumtay wasiirada arimaha dibadda ee wadamada Afrika. Kulanka oo ka dhici doona magaalada Sochi ee dalka Ruushka ayaa imaanaya xilli aqalka Kremlin ka uu doonaya in uu dib u hanto galaangalkii uu lahaa xilligii Soofiyetka isaga oo sare […]

24th November 2024  admin  

Muxuu ahaa ninkan reer Equatorial Guinea ee caalamku hadal hayo waxa uu xafiiskiisa ku dhex sameeyey Madaxweyne ku xigeenka Guinea Teodoro Mangue, ayaa sheegay in qof kasta oo shaqaale ah oo lagu qabto isagoo galmo ku sameynaya xafiis shaqo uu muteysan doono ciqaab adag. Arrintan waxay ku soo aadeysaa iyadoo oo ay baraha bulshada ku […]

24th November 2024  admin  

Dhulbahante hadd Iay labo ka so harto waa inaàn Daarood ahaan u dilnaa. Hadalka waxa ku khudbadeenaya Cali Marexan o ka mid ah madaxdabeesha beesha Isaaq Habrihii buur-buurnaa si kasta waa u jabeen 😂😂Ninka hadlayaa wa cali mareexan wasirka warfaafinta ee way dhaqaaqday 😁Waa dad rooxaan darod ah gashay.Xanjeerle ingiriis waligii ma ilbaxo 😁 pic.twitter.com/o3Z5LEFMUD […]