Category Archives: Fiidyoo hore

7th May 2024  admin  

WAA maxay shaqada ay qabtaan Ciidanka Beelaysan ee NISA

7th May 2024  admin  

Madaxweyne Frmaajo, Madaxweyne Deni iyo wasiir Qosheel ayaa diraya hanbalyada Ciida

7th May 2024  admin  

Beelaha Habar gidir iyo Xawaadle ayaa loo kala bedelay hogaanka NISA Dalka soomaaliya wuxuu horay u lahaan jiray Ciidan sir doon ah ama Nabad sugida oo umadda Soomaaliyeed ka wada tirsanaayeen lana oran jiray National Security Service, Ciidankan ayaa markii hore ee madaxweyne Xasan Sheekh ku guulaystay hogaanka Soomaaliya uu magacii laga bedelay iyo qaabkii […]

7th May 2024  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay hambalyo hawada u marinayaa dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan, gaa ahaan Soomaalida nagu xiran anagoo ugu hambalyeynaya munaasabada CIID AL ADXA oo berri ku beegan waxaan Alle idiinka rajaynayaa caafimaad iyo farxad inaad ku ciidaan. Eid Mubarak.

7th May 2024  admin  

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Muqdisho .Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, halka kaalinta 3-aad ay sanadkan ku guuleysteen tartameyaasha Degmada Ceeldheer ee […]

7th May 2024  admin  

Garoowe: 06 April 2024: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu wehelinayo wasiir kuxigeenka wasaaradda Dr Abdirishiid Hassan Jamac ayaa warbixino ka dhagaystay waaxyaha qorshaynta, shaqada iyo shaqaalaha iyo maamulka iyo maaliyada.