Category Archives: Fiidyoo hore

16th March 2026 admin
Xildhibaanaddii beelaha Puntland ku lahaayeen Baarlamaanka dawladda federaalka ayaa afduub xoriyadda looga qaaday loogu haystaa Magaalada Muqdisho

16th March 2026 admin
إِنَّا لِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska reer Saalax Maxamed Alnahyaan iyo reer Fartaag, , gaar ahaan Caaqil Cabdinasir Saalax Maxamed Algore iyo Sharmaarke Saalax Maxamed oo hooyadood Faadumo Fataag Allah ha u naxariistee ku geeriyootay magaalada Muqdisho , tacsidan mid la mid ah waxa diraya Jaaliyadda reer […]

16th March 2026 admin
Daawo Congo oo ka mid ah dalalka ugu khayraadka badan aduunka oo aan dalkooda horumarin oo aan dalkooda dhisan iyo Itoobiya oo khayrad badan lahayn oo dhulkeeda dhisatay 🔴 #إثيوبيا : بين الشوارع الواسعة والمباني الحديثة في أديس أبابا، ترى ملامح أفريقيا الجديدة. 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 pic.twitter.com/H3ybtstq8B — Ethiopia – اثيوبيا (@ArabicEthiopia) February 19, 2026 Democratic Republic […]

16th March 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa hadda ka qaybgalay Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ah oo hadda ka furmay xarunta Madaxtooyada ee Soomaaliya.

16th March 2026 admin
Salaadda Taraawiixda oo markii ugu horaysay lagu tukaday `Times Square ee magaalada New York 🚨 Tarawih prayers were held in Times Square in New York City, marking one of the first — and possibly the first — Tarawih prayers performed at this iconic location in the United States. pic.twitter.com/IRJ9gJpn8N — The Middle East (@A_M_R_M1) February […]

16th March 2026 admin
Daawo sida Madaxweyne Erdogan loogu soo dhoweeyey Addis Ababa, Ethiopia. President Erdogan's convoy in Addis Ababa, Ethiopia. Footage goes viral as people reflect how Africa is portrayed negatively in international media. pic.twitter.com/6mer2FRpyD — South Asia Index (@SouthAsiaIndex) February 18, 2026







