Category Archives: Fiidyoo hore

16th February 2026 admin
Taariikhda madow ee Aaranjaan ee ku dhisan danaysiga ayaa bilaabatay markii xididdada looga siibay siyaasadda Puntland. Xilligaas, waxay danaynayeen in aan Somaliland lagaga adkaan dagaalkii Laascaanood; hase yeeshee, markii Somaliland laga adkaaday, waxay salaan ka dhigteen Dhulbahante, iyagoo uga faa’iidaysanaya dagaalka uu Xasan Sheekh kula jiro Puntland. Waxay Xasan Sheekh ku qanciyeen in meesha keliya […]

16th February 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

16th February 2026 admin
Muddo-xileedka baarlamaanka Soomaaliya miyaa la kordhiyey? Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dib u bilaabay ka doodista iyo dib u eegista dastuurka ku-meel-gaarka ah ka dib maalmo ay hareeyeen buuq iyo rabshado ka dhashay dooda dastuurka. Xildhibaanada ayaa bilaabay ka doodista wax ka badalka lagu sameeyay cutubka shanaad iyo dib ugu noqoshada qodobo ka soo laabtay cutubkii hore […]
16th February 2026 admin
Halimah Yacob, from a cleaner to Singapore’s president, raised the country’s per capita income to $90,000. She is a Muslim mother of five, married to a Yemeni, and made the Singaporean passport one of the safest in the world. pic.twitter.com/VFTc5hkNcI — GPX (@GPX_Press) February 8, 2026

16th February 2026 admin
Waxuu ka digayey Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa soo baxay kadib wareeysigii Xasan Culusoow uu siiyey Aljazeera Waxuu ka digayey Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa soo baxay kadib wareeysigii @HassanSMohamud uu siiyey Aljazeera. pic.twitter.com/n6i3S1q0BS — Abdikadar Hersi (@HersiAbdikadar) February 8, 2026

16th February 2026 admin
Inta Madaxweynaha ka sokaysa oo Xamze uGU horeeyo waa aalad uu isticmaalo







