Category Archives: Fiidyoo hore

17th March 2026 admin
Puntland oo Dowladda Federaalka ku eedaysay afduub-diyaaradeed.

17th March 2026 admin
Gudoomiye Cabdirisaaq oo canbaareeyey Diyaaraddii la afduuntay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said Oo cambaareeyey falalka caburinta iyo khatar-gelinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku samaysay xildhibaannada iyo shacabka ku soo laabanayey deegaannadooda. “Waxaan si adag u cambaaraynayaa falalka caburinta iyo khatar-gelinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku samaysay xildhibaannada iyo shacabka […]

17th March 2026 admin
Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni
17th March 2026 admin
Garoowe : 01 March 2026: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland Hon Abdirisak Ahmed Said oo uu weheliyo Gudoomiye ku xigeenka 2-aad Ee Golaha Hon Mohamed Mahamud Esse ayaa caawa ka qayb galay shir deg deg ah oo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uu la yeeshay Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka ah ee […]

17th March 2026 admin
Taariikhda Cali Khamenei iyo wixii uu soo maray laga bilaabo markii uu ilmaha ahaa ilaa iyo xubinimadda Golaha Kacaanka Cali Khamenei wuxuu dhashay 19-kii Abriil sanadkii 1939-kii. Wuxuu ku dhashay Magaalada Mashhad. Aabihiis, saddex gabdhood ayey u soo dhashay xaas kale guurkiisa hore, isagana hooyadii, Khadija Mirdamadi, waxay u dhashay carruur kale. Qoyskiisu waxa uu […]

17th March 2026 admin
Diyaarada Daalo haddii ay ka degi lahayd Garoonka Garowe oo si nabad ah u gayn lahayd Xildhibaanada Federaalka ee Puntland laga soo doorto ee ka yimid Muqdisho, waxa loo diiidi lahaa inay Muqdisho ka degaan . Waana sababta ay Garowe iyo Muqdisho u kala dooryeen Dawladda Puntland ayaa dhaqan xumadan degaanada Soomaaliya lagu kala soocayo, […]







