28th April 2024  admin  Category :

Maxay ku kala duwan yihiin Ciidmada Shisheeye oo lg bedelayo kuwo kale oo shesheeye ah

Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa todobaadkan soo dhoweeyey codsi ay gudbisatay dawladda Soomaaliya oo ahaa in Midowga Afrika uu hoggaamiyo ciidamo caalami ah oo shaqada kala wareegi doona hawlgalka xilligan ee ATMIS marka lasoo gabagabeeyo bisha December ee sannadkan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*