Category Archives: Fiidyoo hore

16th February 2026  admin  

“Halyey caan ah” Hinduu difaacay oday Muslim ah oo dunida laga hadal hayo Shantan eray ee fudud, waa nin Hinduu ah oo u istaagay dukaanle Muslim ah kaas geesi iyo caan ku noqday si lama filaan ah dalka Hindiya. Deepak Kumar waxaa lagu amaanay inin “astaan u ah Hindida cilmaaniga ah” iyo “inuu metela guud […]

16th February 2026  admin  

Hadalo kulul oo la isku waydaarsaday shirka amniga ee Munich, yeyse dhexmareen? Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Marco Rubio, ayaa sabtida ku dhawaaqay isagoo ka qayb galaya shirka amniga ee Munich in Maraykanku uusan doonayn inuu “kala qaybiyo” NATO, balse uu doonayo inuu “kiciyo” oo xoojiyo, farriin uu u diray hoggaamiyeyaasha Yurub. Rubio ayaa sheegay, […]

16th February 2026  admin  

Ma dhabaa in marada kacbada la geeyay jasiiradda dambiilaha galmada ee Epstein? Muslimiinta caalamka ayaa muujinaya caro ku aaddan dukumiintiyo muujinaya in qaybo ka mid ah maryaha daboola Kacbada – goobta ugu barakaysan Islaamka – loo diray dembiilaha galmada ee la xukumay, Jeffrey Epstein. Faylasha Epstein ee ay sii daysay Wasaaradda Cadaaladda Mareykanka 30-kii Janaayo, […]

16th February 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Muqdisho kaga qeybgalay kulanka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed iyo Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.

16th February 2026  admin  

Soomaaliya oo mar kale kaalinta ugu hooseysa ka gashay liiska musuqmaasuqa dunida Soomaaliya ayaa kaalinta ugu hooseysa ka gashay heerka kala sarreynta tusmada musuqmaasuqa dunida, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda Transparency International. Warbixintan oo sannad walba la daabaco ayaa tibaaxday in toban ka tirsan 49 dal oo gobolka ku yaal […]

16th February 2026  admin  

‘Maskaxda Trump’: Ninka ka dambeeya siyaasadaha muranka badan ee madaxweynaha Sanado ayuu Stephen Miller ahaa muxaafid mayal adag isagoo ka tirsanaa kooxda siyaasadda Donald Trump. Hadda waxa uu noqday qof ay indhaha hayaan oo la beegsanayo. Hab-dhaqankiisa adag ee dagaalka u eg marka uu hoggaaminayo dejinta siyaasadaha Aqalka Cad ayaa socodsiiyay ajandaha madaxweynaha ee la […]