28th April 2024  admin  Category :

Tartamayaasha Degmada Laascaanood oo caawa ku guuleysatay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Muqdisho

Waxaa Caawa soo gabagaboobay Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Muqdisho .Sanadkaan waxaa kaalinta 1-aad galay tartameyaasha degmada Laascaanood ee Gobolka Sool, waxaana kaalinta 2-aad ku guuleystay tartamayaasha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, halka kaalinta 3-aad ay sanadkan ku guuleysteen tartameyaasha Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*