Maxkamadda sare ee DPL ayaa dhaarisay Xildhibaannada Baarlamaanka 6-aad ee Golaha Wakiillada DPL
…Author Archives: admin
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka DPL 2024,2029.
Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka DPL 2024,2029.
…Yaa noqon kara Gudoomiyha Baarlamaanka Puntland?
Degaanada Puntland waxa ka socda ololihii doorashada Puntland ee lagu dooran lahaa madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka’
Xildhibaanaddii dooran lahaa madaxdan oo gaaraya 66 Xildhibaan ayaa intoda badan beeluhu soo doorteen.
Inta badan doorashadan Puntland ayaa marka hore la …
Fursadda uu Madaxweyni Deni ku soo laabanayo oo aad u saraysa
Waa maxay sababta uu Madaxeyne Deni ugu guulaysan karaa doorashada Puntlad
Degaanada Punland waxa ka socda ololaha doorasho ee lagu dooranayo madaxeynaha Puntlnd, taas oo la qabto shantii sanoba hal mar.
Doorashda madaxweynaha Puntland ayaa intii Puntland jirtay waxa soo …
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS.
Kulanka oo …
Jiirku wuxuu ka mid yahay noocyada xayawaanaadka dab iyo duur joogtaba ah laakiin waxaa jira faa’iidooyinka iyo khasaare uu leeyahay labadaba.
Saynisyahanada cilmi baarista ee adduunka ayaa isku raacay in isticmaalka noocyada jiirka ee cilmi baarista iyo tijaabooyinka cudurada ay …
Ciidamada Mareykanka oo Badda Cas ku quusiyay doomo ay wateen Xuutiyiinta Yemen
Ciidamada Mareykanka oo Badda Cas ku quusiyay doomo ay wateen Xuutiyiinta Yemen
Ugu yaraan toban ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta ah lagu dilay kuwa kalana waa lagu dhaawacay ka dib markii ciidamada badda Mareykanka ay doomoha kooxda …
Soomaali ma Hawiye iyo Isaaq baa Matalla?
Shirar badan ayaa dhexmaray beesha Isaaq iyo Hawiye, iyadoo kullamadoodii oo dhana lagu sheegay kuwa dhexmaraya Soomaaliya iyo Soomaaliland. Soomaaliya ma Hawiyaa matala, Soomaaliland beesha Isaaq? Cajiib!
Isaaq iyo Hawiye heshiisyo kasta oo ay gaaraan waa kuwo qashin qubka lagu …
Maxaa ku dhiirrigaliyey ninkan Maraykanka ah ee la qabtay inuu u soo safro ku biiritaanka Al Shabaab
Maxaa ku dhiirrigaliyey ninkan Maraykanka ah ee la qabtay inuu u soo safro ku biiritaanka Al Shabaab
Nin reer New Jersey ah oo uu dhiiri galiyay falkii Xamaas ee 7dii Oktoobar ayey wararku sheegayaan inuu isku dayay inuu ku biiro …
Madaxwyne ku xigeenka Soomaaliya
Labada qodob ay isku afgarteen madaxda ururka IrirIrir samaale ayaa mid ka mid ah show iyo sodon sano ka hor ay ka wada hadleen Caydiid iyo Tuur, kaas oo ahaa in beesha Hawiye madaxweyne qaataan , halka beesha Isaaq iyaguna …