Puntland oo lagu soo dhaweeyey raiisalwasaarihi hore ee Dowladda Soomaaliya Abdi Farax Shirdoon oo ka qayb gali doona caleema saarka madaxda Dowladda Puntland.
…Author Archives: admin
Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda?
Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda?
Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan hawadeeda ka celisay ilaa labo diyaaradood oo ay sheegtay in aysan fasax u haysan in ay soo galaan hawada Soomaaliya. Diyaaradahaasi oo ka iman lahaa Ethiopia iyo …
Maxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii?
Maxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii?
Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo ku diiwan gashan lambarka P4-JAG lagana leeyahay dalka Thailand, sida ay sheegtay Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya, taas oo khamiistii laga celiyay …
Garowe iyo Laascaanood yaan wax la waydiin
Daaroodku Beero ma fashaane yaan wax la waydiin
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan kamid ah fadhiyadooda caadiga ah maanta ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, kaas looga doodayay hindise sharciyeedka beeraha oo la horgeeyay golaha.
Intaan la guda gelin …
Madaxweynaha JFS oo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ku bogaadiyey taageerada Dalkeenna
Madaxweynaha JFS oo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ku bogaadiyey taageerada Dalkeenna
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd ayaa ku bogaadiyey dalalka iyo guddoonka Jaamacadda Carabta mowqifka …
Muqdisho Unugaa leh
Gudoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab , oo ka soo jeeda beesha Abgaal, ayaa iyada oo lagu wado gawaarida raaxada oo gelaysa Garoon ka yaal Muqdisho oo ay ka socotay Ciyaartii u dhaxaysay Koonfur galbeed iyo Galmudug ,waxay si qabyaaladaysan …
Caalamka oo diiday heshiiskii SNM iyo Itoobiya
Inta badan Wadamada Caalamka oo jug culus ku buriyey heshiis beenadki dhexmaray Itoobiya iyo Maamulka Soomaliland.
…Khudbaddii Madaxweynaha ee shirka NAM
Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya iyo cawaaqib xumada uu keeni …
Maxaa ka jira in madaxweyne Xasan Sheekh uu diiday inuu la kulmo Abiy Ahmed?
Maxaa ka jira in madaxweyne Xasan Sheekh uu diiday inuu la kulmo Abiy Ahmed?
Sida ay BBC u xaqiijiyeen ilo ka tirsan madaxtooyada Soomaaiya iyo sidoo kale saraakiil sarsare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, dawladda Soomaaliya ayaa …
Dekadda Boosaaso
Warbixin’ Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Puntland oo kormeer ku tegay dhismaha iyo balaadhinata ka socota Dekedada Boosaaso kana warbixiyey Hlka ay Wax marayaa.
…