26th April 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab , oo ka soo jeeda beesha Abgaal, ayaa iyada oo lagu wado gawaarida raaxada oo gelaysa Garoon ka yaal Muqdisho oo ay ka socotay Ciyaartii u dhaxaysay Koonfur galbeed iyo Galmudug ,waxay si qabyaaladaysan oo ay Muqdusho ka sheeganayso ayna leedahay wax walba beel ahaan waan ku haysnaa Muqdiho dhalinyaro ka soo jeeda Koonfur galbeed oo safaf ugu jira inay garoonka galaan oo ciyaarta daawdaan,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*