26th April 2024  admin  Category :

Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda?

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan hawadeeda ka celisay ilaa labo diyaaradood oo ay sheegtay in aysan fasax u haysan in ay soo galaan hawada Soomaaliya. Diyaaradahaasi oo ka iman lahaa Ethiopia iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ku sii jeeday magaalada Hargeysa.

Haddaba, maxay yihiin tillaabooyinka dhanka sharciga ah ee ay qaadi karto Soomaaliya hadii ay sii socdaan in diyaarado aan fasax haysan ay hawadeeda soo galaan? Su’aashaasi iyo kuwo kale ayuu Khadar Maxamuud Xareed weydiiyay, wasiirkii hore ee duulista hawada Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Omaar oo uu kula kulmay Nairobi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*