26th April 2024  admin  Category :

Daaroodku Beero ma fashaane yaan wax la waydiin

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan kamid ah fadhiyadooda caadiga ah maanta ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, kaas looga doodayay hindise sharciyeedka beeraha oo la horgeeyay golaha.

Intaan la guda gelin doodii oo ay socoto aayadihii Quraanka ahaa ee kulnka lagu furi lahaa syaa siddii caadadu ahayd waxa kulankii afduubty Mooryaantii

Muuqaal ay duubtay warbaahinta ayaa waxaa laga arkayay xildhibaanad qaylineyso, oo aan la garanayn waxay leedahay isla markaana la cel-celinayo, kadib markii ay Biyo ay sayrisay ay gareen miiskii iyo kuraasta ay fadhiyaan xubnaha guddoonka sare ee Golah Shacabka Soomaaliya.

Markii ay yaro degtay sawaxankii Xildhibaanda , ayaa Xildhibaan kale inta uu codbaahiyaha qabsaday sheegay inaan sharciga ina horyaal wax laga waydiin dadka ka yimid Garowe iyo Laascaanood. Xildhibaanku wuxuu ilaaway in dadka ku nool Garowe iyo Laascaanood ay yihiin Soomaali. oo ay ahayd inuu ku dhiiro geliyo wax soo saarka beeraha si ay u gaaraan isku filnaansho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*