Shirka golaha deegaanka ee QM oo ka furmay Nairobi
Shirka Golaha deegaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayada oo ay ka qaygalayaan madaxda iyo wafuud ka kala socota 193-ka dal ee xubnaha ka ah …
Shirka golaha deegaanka ee QM oo ka furmay Nairobi
Shirka Golaha deegaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayada oo ay ka qaygalayaan madaxda iyo wafuud ka kala socota 193-ka dal ee xubnaha ka ah …
Madaxweynaha JFS oo ku adkeeyay hay’adaha amniga inay ka dhabeeyaan hirgelinta Habraaca Xakameynta Hubka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS, iyo diyaar …
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Danjire Dr. Abdalla bin Salim …
Sida wiil 10 jir ah ugu dhintay gudniin lagu sameeyay iyo halista cirbadda kabuubyada ee la isku duro
Dhulka ay Soomaalida degto waxaa iska caadi ah gudniinka ragga oo meelo kala duwan lagu sameeyo.
Waxaa muddooyiinkii hore loo sameyn jiray …
Dhulka ay Soomaalida degto waxaa iska caadi ah gudniinka ragga oo meelo kala duwan lagu sameeyo.
Waxaa muddooyiinkii hore loo sameyn jiray qaab dhaqameed , balse hadda meelo badan oo deegaanada Soomaalida iyo caalamkaba ah waxaa wiilasha lagu gudaa isbataalada.…
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) oo ay hoggaaminaysay madaxa hay’adda ee Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones.
Labada dhinac ayaa ka wada …
Halka loo waday Haramcadka Soomaalida ee la badbaadiyay iyo qiimaha lagu iibsado
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Puntland ayaa shaacisay geerida Haramcad dhal ah oo laga soo badbaadiyay Soomaali sharci darro kusoo qabatay oo iib ku dooneysa.
Midkan geeriyooday …
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa heshiiska difaac ee ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo uu baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay toddobaadkii hore iyaga oo aan akhrin.
Heshiiskan oo ay Ankara ku kala saxiixdeen labada wasiir ee gaashaandhig ee Soomaaliya …
Algeria oo xariga ka jartay Masjidka ugu weyn Afrika
Dalka Algeria ayaa Axaddii shalay ahayd xariga ka jaray Masaajid-ka ugu weyn Afrika oo ku yaalla xeebta Mediterranean ka kadib sannado badan oo carqalado siyaasadeed oo u rogay mashruucan inuu dib …
Saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhoolatus Ciidan uga qeyb-galaya Dalka dibadiisa ayaa ka anbabaxay garoonka diyaaraddaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.
Dhoolatuskan oo ka dhacaya dalka Kenya ayaa waxaa qeyb ka ah dowlado kala duwan …