28th March 2024  admin  Category :

Xasan Jigaale oo sheegay inuu mar kale xasuuq ku gaysanayo magaca SNM.

Xasan Jigaale, oo ka mid ah Guddiga loo xilsaaray Duulanka Shidan, dhowaana afduubtay Xoolo dhaqato iyo Xijileey aan hubaysnayn ayaa sheegay in Issaq oo wada socdaa ay duulaan qaadayaan xasuuqna gaysan doonaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*