Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th March 2025  admin  

Dawladda Turkiga ayaa heshay gaas. Gaaskaas ayaa laga hellay badda loo yaqaano Badda Madoow. Hellitaanka gaaska ayaa waxa shacabka dalkaas ugu bishaareen doona Madaxweeynaha dalkaas Erdogan salaada Jimco kadib. Warar ay wakaaladda wararka ee Reuters ka heshay xubno ka mid …

18th March 2025  admin  

Todobo iyo tobanka (17) qodob ee Dhuusamareeb, kasoo baxay. Qore Mahad Geele Todobo iyo tobanka (17) qodob ee Dhuusamareeb, kasoo baxay. Sagaal (9) kamid ah waa iska hor imaanayaan. Saddex (3) macquul maahan. Labo (2) waa dhalanteed. (1) In ergada …

18th March 2025  admin  

Siyaasiga Soomaaliya ugu awodda badai waa Siciid Cabdulaahi Deni …

18th March 2025  admin  

Goodax oo ka bad baaday qarax lala eegtay gobolka Gedo Warar ka imanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Sii haya Xilka Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cadbulaahi Goodax Barre uu ka badbaaday qarax lala eegtay. Wasiir Goodax Barre iyo wafdi la …