Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th March 2025 admin
Farriinta Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ee ku aaddan xil wareejintii loo diiday Raysalwasaarihii hore ee Dalka. …

17th March 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo la waydiiyey in “Gobolada Sool iyo Sanaag ay Soomaliya ka tirsan yihiin iyo in kale ayaa ku jawaabay Su’aashaasi waa su’aal adag kamana jawaabi karo”. Madaxweyne Farmaajo oo la weydiiyey waxa loo dhoho waa lagu “muransanyahay” Sool iyo …

17th March 2025 admin
Shirkadda Trafigura oo danbiyo badan ka soo gashay adduunka, ayaa waxaa heshiis la soo galay horjoogayaasha SNMta, iyadoo keenida shirkaddana aan cidina waxba laga weeydiin. Hadaba, qaar badan oo ka mid ah shacabka SNMta ayaa hada ku soo baraarugay shirkadda …

17th March 2025 admin
Shirkada Trafigura iyo maamulka Hargeeysa ayaa wadagalay heshiis; heshiiskaas ayaa ah mid shirkadaas ay shidaal ku keeneeyso deegaanada maamulka Hargeeysa, waxaana markabkii ugu horeeyey ee shidaal uu ku soo xirtay dekedda Berbera dhawaan, waxeey kaloo dhisi doonaan sida ay sheegeen …