7th May 2024  admin  Category :

Shirkadda Trafigura oo danbiyo badan ka soo gashay adduunka, ayaa waxaa heshiis la soo galay horjoogayaasha SNMta, iyadoo keenida shirkaddana aan cidina waxba laga weeydiin. Hadaba, qaar badan oo ka mid ah shacabka SNMta ayaa hada ku soo baraarugay shirkadda Trafigura iyo danbiyada ay soo gashay.

https://allsanaag.com/halaga-saaro-shirkadan-dalka/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*