Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th March 2025 admin
Musharixiinta mucaaradka ah oo u badan shaqsiyaad horey xilal uga soo qabtay hoggaanka dalka, ayaa waxa u muuqatay in aan cidina soo dooraneeyn; sidaa darteed, waxeey billaabeeyn qorshe lagu kicinayo dadka iyo in la abuuro khillaaf xoogan, iyadoo meesha aysan …

17th March 2025 admin
Murashaxiinta mucaaradka ah waxay marar badan ku soo celceliyeen in dawladda ay soo badasho guddiga doorashada oo ay dawladda soo magacaabatay, waxeey mucaaradka cabashadooda ku sheegeen in guddigaas ay ku jiraan xubno u shaqeeya dawladda. Dhinaca kalle, dawladda waxeey ku …

17th March 2025 admin
Madaxda Isaaq ee Koonfurta (ALSHABAAB) iyo kuwa waqooyiga Somaliland ayaa Si Isku Mid Ah U Soodhaweeyay Warqad Ka Soo Baxday Dawlada Mareykanka. Maamulka SNM ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay qorshaha uu Mareykanka ugala baxayo ciidamadiisa gudaha Soomaaliya, …

17th March 2025 admin
Waa maxay sababta ay Mucaaradka Muqdisho iyo Farmaajo uga maarmeen siyaasiyiinta Sool iyo Sanaag? Afar sano ka hor, xaaladda Soomaaliya sida ay maanta tahay waa ka duwanayd, oo arinta ugu weynayd ee waqtiga doorashada ay madaxdii markaa joogtay sida Culusow …