29th January 2023  admin  Category :

Madaxda Isaaq ee Koonfurta (ALSHABAAB) iyo kuwa waqooyiga Somaliland ayaa Si Isku Mid Ah U Soodhaweeyay Warqad Ka Soo Baxday Dawlada Mareykanka.

Maamulka SNM ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay qorshaha uu Mareykanka ugala baxayo ciidamadiisa gudaha Soomaaliya, ka hor inta uusan xilka wareejin Donald Trump.

Qoraalkan oo ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay inay soo dhoweynayaan go’aanka Mareykanka ee uu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya.

Somaliland ayaa arrin wanaagsan ku tilmaamtay in xilligan Mareykanka uu ciidamadiisa ka saaro gudaha Soomaaliya, loona baahan yahay in dal kasto uu isku filnaado.

Somaliland ayaa ah Qorshaha kaliye u taageertay in Mareykanku ciidankiisa kala Baxo Soomaaliya in ALshabab qabsato Dalka si aysan nabad u noqon koonfurta Soomaaliya

Dhanka kale Alshabab Ayaa iyana Soo dhaweeyay Go aankaasi aadna ugu farxay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*