Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

1st June 2025  admin  

Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi oo u waheliyo Wasiirka Wasaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Galan ayaa waxaa ay caawa ka qeyb ka ahaa kulanka 3-aad ee Tala-wadaag oo u dhexeeya maamulka Iyo bulshada degmada Badhan. Kulanka ayaa …

1st June 2025  admin  

Arday reer Badhameed ah oo Xaashi Cad Af xir ama Mask k dhigtay si uu fasalkiisa u fariisto Cabdiwali Farxan Cabd Cali, Waa arday dhigta Dugsi ka mid ah Dusiyada degmada Badhan ee gobolka sanaag. Maalintii shalay ayuu wuxuu u …

1st June 2025  admin  

The UN Security Council is urging Somalia’s government and opposition to agree on a date for indirect elections, as recriminations and sporadic violence threaten to undermine the country’s delicate political process. More than five weeks have gone by since President …

1st June 2025  admin  

Guddiga Dib-u-habeynta Ciidammada Difaaca Dowladda Puntland ayaa tababar u soo xiray Cutubyo kamid ah Ciidanka Daraawiish-ta Puntland, oo kasoo baxay Dugsiga General Giriin ee degmada Badhan ee Gobalka Sanaag. Munaasabadda tababar loogu soo xiray Ciidammada ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka …