Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciyada Cunaqabateynt

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciyada Cunaqabateynta Maaliyadeed ee ciman, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Korontada Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha  iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo  Sharciga Korontada Qaranka.

Munaasabadda saxiixa sharciyadda oo ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxweynuhu waxa uu uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida ay u turxaan bixiyeen shuruucdan, dadaalkana ugu bixiyeen in ay noqdaan kuwa ka tarjumaya baahiyaha iyo duruufaha ku xeeran dalkeenna.

“Dal casri ah oo qawaaniintu sareyso ayaan rabnaa, dalkani dowladiisa tilaab kasto oo ay qaadeyso hadey hormar tahay, amni tahay, siyaasad tahay dhamaan waxaa ay ku saleysnaanayaan sharciyo.”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in wada-shaqeynta hay’adaha fulinta iyo sharci dejintu ay horseedday in la dhammeystiro sharciyo badan oo muhiim u ah dalkeenna, kuwaas oo uu ka mid yahay Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka oo noqonaya sharcigii ugu horreeyey ee hagaya Hay’adda, tan iyo markii la aas-aasay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay in dowladdu ay gacan kula dagaallameyso argagixisada Alshabaab, dalkana ka xoreynayso, halka gacanta kale lagu dhammeystirayo shuruucda iyo xeerarka hagaya dowladnimada Soomaaliyeed oo ku suntan sarreynta sharciga iyo qaanuunka.

Isaraa’iil oo Danaynaysa Xiriirka Soomaaliya iyo Seddex Dal oo Kale

Israa’iil ayaa dooneeysa in ay xiriir la sammeeysato dawladdaha Indooniishiya, Muriteeniya, Soomaaliya iyo Neeyjar. Wasiirka Arrimaha Dibbedda ee Israa’iil ayaa arrintan dabbadda ka riixaya.

Soomaaliya iyo Israa’iil welligood xiriir dublimaasiyeed ma yeelan, laakiin waxa ay sheegeen in sanadkii hore ay soo baxayeen warar sheegaya in Madaxweeyne Xasan Shiikh uu aad u xiiseenayo in uu xiriir la sammeeysto dalka Israa’iil. Hadaba, Israa’iil waxa ay aad u danyneeysaa marinka muhiimka ah Badda Cas iyo midda Indianka ee Indian Oceanka.

Waxaa hubaal ah in Xasan Shiikh uu diyaar yahay maadaama uu yahay shaqsi aad u lacag jecel, lacagtana uu u gallayo meel kasta uu ka helli karo.  

Israel engaging four Muslim nations to expand Abraham Accords

BY Shirit Avitan Cohen

(March 8, 2023 / Israel Hayom) Israel is working to expand the Abraham Accords with four other nations, Israel Hayom learned this week. 

Foreign Minister Eli Cohen is working to normalize ties with Mauritania, Somalia, Niger and Indonesia, sources said. 

Prime Minister Benjamin Netanyahu is—of course—also involved in efforts behind the scenes, as are the U.S.’s Secretary of State Antony Blinken, National Security Advisor Jake Sullivan and Senior Adviser for Energy Security Amos Hochstein, who mediated the Israel-Lebanon maritime deal during the Bennett-Lapid government.

Negotiations with Mauritania are in an advanced phase. Cohen hinted as much last week in a meeting with German Foreign Minister Annalena Baerbock, during which he officially asked her to help Israel with the breakthrough vis-à-vis Mauritania and Niger. 

Israel and Mauritania established diplomatic relations in 1999 but Mauritania cut ties in 2008 due to that year’s Gaza war.

Israel and Somalia have never had diplomatic ties, but over the past year, reports have emerged that the country’s President Hassan Sheikh Mohamud is interested in establishing them. Jerusalem is particularly interested due to Somalia’s strategic location between the Gulf of Aden and the Indian Ocean at the entrance to the Red Sea.

Israel has never had official diplomatic relations with Niger either, and those that did exist unofficially suffered during the 1973 Yom Kippur War and the 2000-05 Second Intifada.

Niger is a global supplier of uranium and ties to Israel might prevent the sale of the material to hostile countries and reduce the number of nations voting against Israel in international forums. 

Cohen is also working to normalize ties with Indonesia, which with a population of around 280 million is the most populous Muslim country in the world. Although Jakarta does not have official diplomatic ties with Jerusalem, there have been unofficial connections in trade, technology and tourism.

Dal Muslim ah oo dumarkiisa ay u dabaaldegaan furriinka

Dal Muslim ah oo dumarkiisa ay u dabaaldegaan furriinka

Waxaa dhif ah in la arko in dumar badan oo ku nool caalamka inay sameeyaan dabaaldegyo ay ku xusayaan furriinka.

Si kastaba ha ahaatee, dalka Mauritania, oo ah waddan Muslim ah, ayaa dumarka la furay waxay qabsadaan xaflado ay ku maamuusayaan kadib furriinkooda.

Furriinka waxaa loo arkaa xalka ugu dambeeya ee sida ay qabto diinta, bulshooyinka qaar waxay furriinka u arkaan habaar.

Waa arrin iska caadi ah in dumarka Mauritania ay muujiiyaan furriinkooda.

Ragga Mauritania waxay soo dhoweeyaan in dumarka ay u dabaaldegaan nolosha cusub ee ay galaan kadib marka la furo.

Faadumo oo 29 jir ah oo ku nool dalkaas ayaa isku keentay saaxibbadeed si ay u muujiso furriinkeeda kadib markii ay kala tageen seygeeda.

“Waan ku faraxsanahay in aan bilaabo nolol cusub, dumarka ugu quruxda badan dalkeenna waa kuwa lasoo furay oo dib loo guursaday.”

Waxaan rajeynayaa inaan helo qof iga farxin kara oo aan ka ahayn seygeygii hore,” ayay tiri.

Faadumo waxay seygeedii hore wada joogeen muddo sanad iyo bar ah.

Dalka Mauritania, furriinka looma arko habaar waa arrin noqon karta mid kasoo horjeedda dhaqamada kale.

Haweeney kasta oo dalka ku nool waxay qorsheyn kartaa munaasabad si ay ugu dabaaldegto furiinkeeda, laakiin waa inay sugtaa saddex bilood ka dib furitaanka si ay u guursato.

Sida ay qabto shareecada Islaamka, waa in la hubiyaa in haweeneyda lasoo furay aysan wax uur laheyn.

“Furniinka waa wax ku badan dalkeenna, sidoo kale xafladdan ayaa ah mid lagu ogeysiinayo dadka doonaya inay guursadaan gabadha lasoo furay isla markaana ay tahay qof xor ah.”

“Waxaa la i furay afar jeer, labo carruur ah ayaan dhalay, nolol farxad leh ayaan ku noolahay”.

Mauritania
Qoraalka sawirka,Dalka Mauritania

Gabdhaha mar rabaan inay isaga tagaan seygooda, laakiin mararka qaarkood, haddii ay jiraan dhibaatooyin badan oo dhanka guriga ah, furriinka waa xalka ugu fiican,” ayay tiri Faadumo Mubarak saaxiibaddeed.

“Isbaheysiyada furriinka” ayaa ku baahsan dalka Mauritania, kuwaas oo in ka badan 80 boqolkiiba ka ah bulshada Mauritania.

“Sida ku cad caadooyinka dalka Mauritania, gabadha waxay go’aansan kartaa inay seygeeda iska furto haddii uu aflagaaddeeyo ama uu ku xad-gudbay sharciyada qaarkood sida inuu guursado.

Waxaa jira gabayo badan oo laga qoray arrintani tusaale ahaan sida, “Mid tagtay balse qof kasta uu jeclaaday”, sida laga soo xigtay Mubarak Beyrok.

Inkastoo furriinka ay aad u qiimeeyaan ragga reer Mauritania, haddana qof walba kuma raacsana taas.

“Furniinka wuxuu noqon karaa hab dumarka ay uga aarsadaan ragga. Laakiin aniga kama mid ihi ragga jecel furiinka,” ayay tiri mid ka mid ah gabdhaha ku nool Mauritania.

“Waxaa jira dad badan oo iibsada haweenka la furay oo ku nool Mauritania, sababtoo ah wax badan ma weydiistaan ​waxayna leeyihiin khibrad nololeed,” ayuu yiri nin kale oo u dhashay Mauritania.

Waxaa laga yaabaa inay jiraan dad badan oo doonaya furiinka. Laakiin dhaqaale ahaan, waa inay kaligood taageeraan carruurtooda.

Taasna, qaar ka mid ah waxay u yimaadaan “suuqa furriinka” ee Nouakchott si ay uga iibiyaan waxyaabihii ay uga tageen raggoodii hore.

“Haweenka la dayacay waxay naga iibiyaan alaabtooda marka ay ku noqdaan guriga aabbahood, sababtoo ah waalidkood wax walba way haystaan, sidoo kale waxay u iibiyaan si ay carruurtooda uga bixiyaan kharashka waxbarashada, caafimaadka iyo dharka,” ayay tiri Nana Axmed oo kamid ah ganacsatada Mauritania.

Furriinka wuxuu saameyn ku yeeshay nolosha qoysas badan oo ku nool Mauritania, laakiin dhaqankan waa mid kusii baahaya dalkaas.

La idin Fahan Isaaqoow

Marar badan oo hore ayeeynu soo daabcnay qoraalka hoose si dadku ay u fahmaan shirqoolkii iyo xummaanta ay ku heshiiyeen beesha Isaaq ee ku aadan beelaha Dhulbahante, Gadubiirsi, Ciise iyo Warsangeli. Maanta waxa ay beesha Isaaq lawada ooyayaan oo ay u leeyihiin Laascaanood waa dhulkeena waa wax dabba socda dhagartii ay qorsheeysteen beesha Isaaq. Hadaba, la idin fahan Isaaqoow ee turubka dib u baandheeya.

Si’aan usoo bandhigno fidinta halgankii hubaysnaa ee dheeraa,iyo khidadihii kaasi oo aynu ku guulaysaney xoraynta gobolada waqooyiga Soomaaliya, oo aan gacanta ku dhigney guusheenii u danbeysey.waxaa lagama maarmaan ah in aynu sameysano weji cusub kaasi oo ah siyaasadeena cusub.

Sidaa darraadeed si loo dejiyo qorshaha iyo nidaamka siyaasadeena cusub ee leh baaxada sidaasi u balaadhan. Shir aan caadi ahayn ayaa waxaa qabtay gudiga amaanka (SNM) Oo uu gudoominayo gudoomiyaha jabhada C/raxmaan Axmed Cali. Shirkan waxaan kaga hadalnay marxaladihii kala gedisnaa ee uu soomaray halgankeenu, taasi oo ay saldhig u tahay in aynu qaabaysano siyaasad cusub oo aynu udejisano geyigan.

Waxaan dhamaanteen ka warqabna xaqiiqda,in dadka aan ahayn Isaaq ee inala degan gobolada waqooyi,kuwaasoo ka dhego xidhnaa dhiigii daadanayey ee xukunkii Siyaad Barre, halgankan waxaynu ku luminay dad badan kuwaasoo aan la ilaawi karin oo weli baaqi ku ah xasuusteena, ayna xusi doonto taariikhdu.
Si looga hortago oo loo hubiyo mustaqbalka dadka lidiga inagu ah ee aan ahayn isaaqa (Warsangeli,Dhulbahante,Gudabuursi) ). Hada waxaynu haysanaa fursad ah baahi aynu u qabno in aynu ka dhigno waqooyiga Soomaaliya gebi ahaantiis dhul ay ka taliyaan Reer Shiikh Isxaaq oo keliya.

Sidaasi daraadeed si’aynu ugu guulaysano hadafkeena cad iyo ujeedooyinka kuwaasi oo umidho dhali doona jiilasha cusub, waxaanu dejisanay shuruudahan iyo qodoban oo ah kuwo aan la baal mari karin.

(1). Gebi ahaanba in hubka laga dhigo oo laga dheereeyo qabiilada aan ahayn Isaaq ee inala dega waqooyiga Soomaaliya. Kuwaasi oo hadii kale joojinaya,caqabadna ku noqon kara ujeedada iyo doonisteeda ah in aynu guud ahaan xukuno dhulkaasi oo idil.

(2). In aan burburino dhaqaalaha iyo Horumarka dhamaan dadka aan ahayn qabiilka Isaaq ee gobolka degan, si aanay awood ugu yeelan taasi oo ah awood maamul iyo mid ciidan.

(3). In aan yeelano sir qabiil oo inoo gaar ah,iyo ciidan sirdoon ah oo soo ururiya xogta iyo mawqifka cadowgeenu higsanayaan, iyo dhamaan dhaqdhaqaaq iyo xarakaadka ay samaynayaan dadka aan isaaqa aheyn ee inala degan gobolada Waqooyi.

(4). In aynu ugu talo galno cad quudheed aan muuqan,dadka aan aheyn Isaaqa ee xukuumadeena hoos iman doona iyo golaha wasiirada taasi oo si dhaqkhso ah loo dejiyo.
Tani oo ay ujeedadoodu tahay si hoos loogu dhigo dadkaasi, boosaaskooda dastuuriga ahna ay buuxiyaan dadkeenu.

(5). In loo dhiibo xilalka ciidanka xubnaha Firfircoon ee SNM, si maamulku uusan gacanteena udhaafin, sidoo kale in ciidamo dalriix ah la dulgeeyo dhamaan dhulka ay degaan beelaha aan ahayn Reer Shiikh Isxaaq, si waxwalba oo aynu doonayno ay u hirgalaan loolana socdo xarakaadkooda.

(6). In si joogto ah loo argagax geliyo laguna abuuro cabsi, qabiilada aan ahayn Isaaqa, si dhulkooda aan udegno oo u qabsano, aynuna u balaadhino dhulka Reer Shiikh Isxaaq.

(7). In aynu u ololeyno abuuritaanka borobogaandooyin iyo hawlo been abuur, kuwaasi oo ujeedadoo ay tahay in aynu ka hortagno in ay waxfahmaan oo yeeshaan isbaahaysi qabiilada aan ahayn Isaaqa kuwaasi oo ah, Warsangeli,Dhulbahante, oo ah dhinac iyo dhinaca kale, Gudabiirsey iyo Ciise.

(8). In aan ku wacyigalino dunida kuna fidino fikrada dadweynaha in SNM ay hoostimaado nabada iyo amniga waqooyiga Soomaaliya, Micnaha (In aynaan ka guurin SNM e u guurno qaab dawladeed dadkana ka dhaadhicino in aynu nahay Dawlad inagoo ku dhaqmayno nidaam hoosaadkeena SNM).

Gebagebadii, si aynu ugu guulaysano hirgelinta iyo dhameystirka ujeedooyinkeena aynu soo xusnay ee gundhiga u ah halgankeena. Waxaa lagama maar maan ah in aynu ka dhaadhicino oo ku hirgelino siyaasad qabow oo ay weheliso khayaano iyo dhagrid ku wajahan dadka aan aheyn Isaaqa ee inala degan waqooyiga.inagoo ku dibaaqeyna maahmaahda Soomaaliyeed ee ah : “Dhib iyo Rafaad geli dabadeedna Dil”.

14. March. 1991

Kullankii Garaadada SSC iyo Itoobiyaanka

Garaad Mukhtaar Garaad Cali oo u waramayey Dhab TV ayaa ka warbixiyey xaaladda Laascaanood, wuxuuna sheegay in madaafiicda ay soo tuurayaan SNMta ay tahay mid joogta ah taas oo socotay tan iyo markii uu daggaalka billowday, balse madaafiicda khasarahoodu uu kala yaryahay. Madaafiicdii shalay ay soo trureen SNMta ayuu garaadku sheegay ineey ku dhaawacmeeyn dad gaaraya shan qof. Wuxuu kaloo sheegay ineeysan ka fursaneeyn in si dhab ah gacanta la isula tago oo SNM deeganadooda lagu celliyo mooyee aysan si kale ku tageeyn.

Garaadka waxa kalluu sheegay in xabad joojin wax layiraahdaa aysan dhicin tan markii dagaalka uu billoowday. Sidoo kale, waxa uu ka warbixiyey shirkii iyaga iyo wafdigii Itoobiyaanka ay ku yeesheen magaalada Garoowe wixii la iska yiri, wuxuu sheegay in Itoobiyaanka ay weeydiiyeen in dhinacooda ay diyaar u yihiin xabbad joojin iyo in la waddahadlo, wuxuu garaadku sheegay ineey ugu jawaabeeyn wafdigii Itoobiyaanka ahaa in ay diyaar u yihiin in xabad joojin ay dhacdo iyo in la wadahadlo, balse ay tahay in beesha Isaaq marka hore ay ku noqdaan deeggaanadooda oo aysan ka sokeeyn tuuladda Oog markaa kadib lawadda hadli karo.

Qabyadii ayaa la Dhameeystirayaa

Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa markii uu xilka ku guulleeystay dadka badankiisa waxeey aaminsanaayeen in Xasan Shiikh uu markan ka tegi doono taariikh wannaagsan, maadaama markii hore ee uu madaxweeynaha ahaa lagu xasuusto musuqmaasuq baahsan.

Hase ahaatee, Xasan Shiikh markan waaba ka sii daray, iyada oo aan sannad u dhammaan ayuu billaabay in isaga, saaxiibadiis iyo qoyskiisa ay la wareegeen arrimo badan oo ay ka mid yihiin:

  1. Qaadka waxaa xirtay Xasan Shiikh iyo Saaxiibadiis,
  2. Saadka ciidanka dalka sida raashinka iyo dawooyinka waxaa loo xiray Xaaska Xasan Shiikh,
  3. Mashruuca Kalluumeeysiga ayaa loo xiray ganacsado Xasan Shiikh ay isku reer yihiin
  4. Mashruuca horumarinta badda oo ay bixineeyso qarashka Bangiga Adduunka ayeey la wareegeeyn Xasan Shiikh, saaxiibadiis iyo reerkiisa,
  5. Hay’adda Tayo dhawrka waxaa loo xiray gabar uu qabo Xasan Shiikh wiilkiisa,
  6. Dhoofinta biraha duugoobay waxaa loo xiray wiilka Xasan Shiikh.

QABYO NINKEEDA AYAA DHAMEEYSTIRA AYAA QABYADII DHAMEEYSTIRAYA

Tacsi: Cali Xasan Bootaan

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cali Xasan Botaan oo maanta ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka .

 Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano iyo Fardowsa ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uu Allah ka siiyo

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qadar?

Maxay ka wadahadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qadar?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Qadar uga qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee dalalka ugu hooseeya caalamka – dhinaca horumarka ayaa la kulmay Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Qatar ayaa kulankooda ku lafa-guray aayaha xiriirka Labada dal iyo danaha wadajirka ah ee ku aaddan xasilloonida iyo horumarka Gobolka, si loo sii xoojiyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Villa Soomaaliya.

“Madaxweyne Xasan iyo Amiir Tamiim ayaa isla gartay dardar-gelinta mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar ay ka fulinayso Soomaaliya, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu adkeeyey sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u soo dhaweynayaan cid kasta oo garab istaagaysa.” ayuu raaciyay warsaxaafadeedka madaxtooyada Soomaaliya.

Shirka waddamada ugu horumar yar caalamka oo ka furmay Qadar ayaa la qabtaa 10-kii sanaba mar, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, waxaana shirka sannadkan diirada lagu saari doono sidii kor loogu soo qaadi lahaa 46-da wadan ee la magacaabay ee ugu hooseeya xagga horumarka caalamka.