21st May 2024  admin  Category :

Madaxweeyne Xasan Shiikh ayaa markii uu xilka ku guulleeystay dadka badankiisa waxeey aaminsanaayeen in Xasan Shiikh uu markan ka tegi doono taariikh wannaagsan, maadaama markii hore ee uu madaxweeynaha ahaa lagu xasuusto musuqmaasuq baahsan.

Hase ahaatee, Xasan Shiikh markan waaba ka sii daray, iyada oo aan sannad u dhammaan ayuu billaabay in isaga, saaxiibadiis iyo qoyskiisa ay la wareegeen arrimo badan oo ay ka mid yihiin:

  1. Qaadka waxaa xirtay Xasan Shiikh iyo Saaxiibadiis,
  2. Saadka ciidanka dalka sida raashinka iyo dawooyinka waxaa loo xiray Xaaska Xasan Shiikh,
  3. Mashruuca Kalluumeeysiga ayaa loo xiray ganacsado Xasan Shiikh ay isku reer yihiin
  4. Mashruuca horumarinta badda oo ay bixineeyso qarashka Bangiga Adduunka ayeey la wareegeeyn Xasan Shiikh, saaxiibadiis iyo reerkiisa,
  5. Hay’adda Tayo dhawrka waxaa loo xiray gabar uu qabo Xasan Shiikh wiilkiisa,
  6. Dhoofinta biraha duugoobay waxaa loo xiray wiilka Xasan Shiikh.

QABYO NINKEEDA AYAA DHAMEEYSTIRA AYAA QABYADII DHAMEEYSTIRAYA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*