Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

1st May 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta  oo Talaado ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ahna Madaxa Ergada Ururka ee Soomaaliya, Mudane Salah Ahmed Al-Salah Elguneid, waxa uu kala hadlay …

1st May 2024  admin  

Maareeyaha garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boosaaso ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan mashaariicda hormarineed ee ka socda garoonka, oo qeybtood lasoo gaba-gabeeyay …

1st May 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee DR.Siciid Maxamed Gees oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. Waxaan si gaar ah tacsidan ugu diraynaa caruurtiisa Maxamed Siciid, Faais Siciid, Farax Siciid, Cabdirashiid …

1st May 2024  admin  

Dhamme Ibrahim Traore ayaa Inqilaabay xukunkii Milateiga ahaa ee dalka Burkina Faso uuna madaxda ka ahaa , Paul-Henri Damiba. Inqilaab Millateri ayaa ka dhacay dalka Burkina Faso ee galbeedka Africa Dhame Ibrahim Traore ayaa Telefishinka kaga dhawaaqay in uu talada …