29th March 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee DR.Siciid Maxamed Gees oo ku geeriyooday dalka Maraykanka. Waxaan si gaar ah tacsidan ugu diraynaa caruurtiisa Maxamed Siciid, Faais Siciid, Farax Siciid, Cabdirashiid Siciid, Faadumo siciid, Suleeko Siciid, Ismahan Siciid iyo Aamal Siciid. Wxaan halka tacsida u diraynaa walaalkiis Cawil Maxamed iyo General Cabdulaahi Ilko jiir oo uu ahaa Sodogiis

 Waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*