Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

22nd May 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee 14-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee Arrimaha Difaaca iyo Dhismaha Ciidanka. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu …

22nd May 2024  admin  

adaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda World Bank, oo ay hoggaaminayso Madaxa arrimaha Biyaha ee Koonfurta iyo Bariga Africa Marwo Catherine Signe Tovey. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wadashaqeynta, guud ahaan …

22nd May 2024  admin  

Maamul goboleedyada oo DF ka dalbaday inay fasaxdo lacag ka timid Imaaraadka Mas’uuliyiinta gargaarka ee maamul goboleedyada ayaa ugu baaqay dawladda dhexe ee federaalka Soomaaliya in la fasaxo deeqaha loogu talogalay wax ka qabashada abaaraha. Kadib kulamo saddex maalmood ah …

22nd May 2024  admin  

” Aniga oo sideetankii madaxa la galay inaan Qori weyn qaato sabab ayaa igu kaliftay Saciid Maxamuud Cawaale, oo 77 jir ah wuxuu ka mid yahay dadka deegaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud ee hubka u qaatay in ay la dagaallamaan …