Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

21st May 2024  admin  

Dhamme Ibrahim Traore ayaa Inqilaabay xukunkii Milateiga ahaa ee dalka Burkina Faso uuna madaxda ka ahaa , Paul-Henri Damiba. Inqilaab Millateri ayaa ka dhacay dalka Burkina Faso ee galbeedka Africa Dhame Ibrahim Traore ayaa Telefishinka kaga dhawaaqay in uu talada …

21st May 2024  admin  

Saskii aan ka qaaday hawlgalkii Soomaaliya wali ma hilmaamin Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taaso horseeday dagaal sokeeye oo halakeeyay dalkaasi sanado badan. Xalaaddii ban’aadanimo ee ka dhalatay dagaaladii sokeeye ayaa keentay in …

21st May 2024  admin  

Taliyihii hore ee Ciidanka asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa kula taliyey beelaha Hawiye inay alshabaabka ay iska saarayaan ay ku hubsadaan inay galaan buuraha Cal madow oo ay horay halkaas ay xoog ku jeegeen dhalinyaro ka soo jeeda Beesha …

21st May 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 54 ee 15-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Garoowe. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 123-aad, farqaddiisa 4-aad. Markuu arkay:  …