21st May 2024  admin  Category :

Dhamme Ibrahim Traore ayaa Inqilaabay xukunkii Milateiga ahaa ee dalka Burkina Faso uuna madaxda ka ahaa , Paul-Henri Damiba.

Inqilaab Millateri ayaa ka dhacay dalka Burkina Faso ee galbeedka Africa

Dhame Ibrahim Traore ayaa Telefishinka kaga dhawaaqay in uu talada la wareegey, isla markaasna laalay dastuurka.

Paul-Henri Damiba, isaguna kahayr ma lahayn oo bishii January 24, 2022 ayuu inqilaabay madaxweynihii hore ee dalkaas Kaboré

Sawirka sare waa Kabore oo uu inqilaabay Paul oo isaguna caawa inqilaabay Ibrahim

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*