16th October 2024 admin Category :
Wasiirka Cusub ee wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid oo warraysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in uu diyaar u yahay hirgelinta doorashada qof iyo cod ee Puntland. Juxa waxa uu sheegay in uusan marna qayb ka noqon dooonin mudo kororsi ay samayso dawlada madaxweyne Dani.