Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

12th May 2024  admin  

Marka aad aaminsan tahay in Dawladdii Soomaaliyeed noqotay Saldanad Hawiye, oo qayb ka mid ah madax lagaaga dhigo Taliyaha Ciidanka nabad sugidda Soomaaliyeed ee la doonayey inuu guud ahaan Soomaaliya kala dagaalamo argagixisada alshabaab ayaa xilalkan Jufadiisa hoose u wada …

12th May 2024  admin  

Warsaxaafadeed: Baahinta Seejooyinka iyo Goobaha Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaaasha Degmooyinka Puntland: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxuu shaacinayaa goobaha diiwaan-galinta iyo Seejooyinka cod-bixiyayaasha Degmooyinka Puntland, kadib markii Guddigu kasoo sameeyeen qiimayn iyo sahamin gobolada iyo degmooyinka Puntland. Waxaa jira deegaano isugu jira miyi …

12th May 2024  admin  

MADAXWEYNE JAMHUURIYADDA OO KULAN IS-XOGWAREYSI AH LA QAATAY GUDDOONNADA BAARLAMAANNADA HER FEDERAAL IYO HEER DOWLAD-GOBOLEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay Guddoonnada Baarlamaanka Dowlad-goboleedyada dalka ee ka qeyb-galay furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka …

12th May 2024  admin  

Ganacsato: Canshuurta Al-Shabaab waxaa na looga qaaday xafiisyo u dhow Villa Somalia Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wali wada dadaallada ay ku dooneyso inay ku joojiso ama ugu yaraan ku dhinto dhaqaalaha ay Al-Shabaab ka qaadaan ganacsatada oo ay ku tilmaantey …