Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

28th April 2024  admin  

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping oo muddo kororsi sameystay Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa maanta oo Axad ah markii saddexaad ku guuleystay xilka madaxtinimo, waxaana doortay gole sare oo maamul oo ay ka buuxaan dad daacad u ah, isaga oo sii …

28th April 2024  admin  

Madaxweynaha Dalka Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Arrimaha Degaanka iyo Cimilada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka deegaanka iyo isbaddalka cimmilada ee Jabuuti ayaa soo bandhigay qorshaha Soomaaliya ee ku aaddan ka hortagga …

28th April 2024  admin  

Roob ka da’ay agagaarka magaalada Qardho ee goboka Karkaar ay sababay inay Togag ku soo rogmadaan magaaladaas Ilaa hadda lama oga khasaaraha Dad iyo Duunyo ah oo daadku gaysteen , hase ahaatee waxa ugu daran xaafadda Xingod ee magaalada Qardho…

28th April 2024  admin  

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO JABUUTI KAGA QEYB GALAYA SHIRKA DEEGAANKA IYO ISBEDELKA CIMILADA Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa waxaa si …