16th October 2024 admin Category :
Marka aad aaminsan tahay in Dawladdii Soomaaliyeed noqotay Saldanad Hawiye, oo qayb ka mid ah madax lagaaga dhigo
Taliyaha Ciidanka nabad sugidda Soomaaliyeed ee la doonayey inuu guud ahaan Soomaaliya kala dagaalamo argagixisada alshabaab ayaa xilalkan Jufadiisa hoose u wada magcabay