26th March 2024  admin  Category :

Warsaxaafadeed: Baahinta Seejooyinka iyo Goobaha Diiwaan-gelinta Cod-bixiyayaaasha Degmooyinka Puntland:

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland waxuu shaacinayaa goobaha diiwaan-galinta iyo Seejooyinka cod-bixiyayaasha Degmooyinka Puntland, kadib markii Guddigu kasoo sameeyeen qiimayn iyo sahamin gobolada iyo degmooyinka Puntland.

Waxaa jira deegaano isugu jira miyi iyo tuulooyin oo hoostaga degmo walba oo aan loo sameyn goobaha diwaan-galinta ama cod-bixinta, meelahaas waxaa loo kala diri doono kooxo guur guura oo soo diiwaan-galiya meelwalba oo dad joogo.

Fiiro Gaar ah: Waxaa jira goobo seejooyin ah oo aan ku jirin liiska goobaha la shaaciyay ee kor ku xusan oo gadaal laga shaacindoono marka la xaliyo tabashooyinka ka jira.Goobaha loo asteeyay codbixinta iyo diiwaan-galinta degmooyinka waa sidaan hoos ku qoran:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*