Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

7th May 2024  admin  

Maamulka Hargeeysa oo ah midka dhoofiya argagixisada ka dhisan Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa ka danbeeyay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle. Maamulka Hargeeysa waxaa ku kallifay ineey argagixiso u soo diraan Koonfurta Soomaaliya waa iyaga oo is leh aqoonsi ayaad …

7th May 2024  admin  

Shacabka iyo siyaasiyiinta dalka Ereeteeriya ayaa si hagar la’aan ah u soo dhaweeyay Madaxweeyne DF ee Soomaaliya Farmaajo. https://youtu.be/jWQMDpGx6w8 Allsanaag.com  …

7th May 2024  admin  

Ra’iisal Wasaaraha DF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheeyre ayaa loo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe. Booqashada ayaa ah booqashadiisii ugu horeeysay tan iyo intii uu noqdday ra’iisal wasaaraha dalka. Allsanaag.com…

7th May 2024  admin  

Madaxweeynaha Killinka Shanaad Cabdi Cumar ayaa dhawaan xariga ka jaray guryo gaaraya 130 gurri, midkiibana uu ka kooban yahay 9 qol. Guryahan ayaa loogu tallagalay dadka danyarta ah si ay uggu noolaadaan. https://youtu.be/0ljKvYFOTxg Allsanaag.com…