27th April 2024  admin  Category :

Maamulka Hargeeysa oo ah midka dhoofiya argagixisada ka dhisan Koonfurta dalka Soomaaliya ayaa ka danbeeyay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle.

Maamulka Hargeeysa waxaa ku kallifay ineey argagixiso u soo diraan Koonfurta Soomaaliya waa iyaga oo is leh aqoonsi ayaad helleeysaan haddii Koonfurta Soomaaliya ay deggi weeydo.

Hadaba, waxaa loo baahan yahay in Soomaaliya inteeda kalle ay meel ugga soo wada jeesato maamulka Hargeeysa oo ah midka argagixisada dhoofiya. Fadlan hoosta ka dhageeyso Indhasheel oo faahfaahinaya cidda ka danbeeysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Buuhoodle.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*