
24th September 2023 admin Category :
Madaxweeynaha Killinka Shanaad Cabdi Cumar ayaa dhawaan xariga ka jaray guryo gaaraya 130 gurri, midkiibana uu ka kooban yahay 9 qol. Guryahan ayaa loogu tallagalay dadka danyarta ah si ay uggu noolaadaan.
Allsanaag.com