26th July 2024  admin  Category :

Faraskii uu Dhowaan Suldaan Siciid   hadyadda u siiyey mid ka mid ah Amiirada Khaliijka oo ku soo martiyey Qasrigiisa uu ka degan yahay gobolka Sanaaf,  ayaa loo qaaday dalka Imaaraadka Aarabta.  Maaha markii ugu horaysay ee Saldanada Maakhir Fardahooda da caanka ah ee Sunari ay siiyaan   madax ama boqoro u soo marti noqday.

picture of Near Armale, Maakhir, Somalia

https://allsanaag.com/kulankii-labada-imaaradood-ee-geeska-africa-iyo-khaliijka/

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*