26th July 2024  admin  Category :

Dawladdii Kacaanka xilligii ay jirtay waxeey beesha reer Isxaaq u sameesay wax aan loo sameen dadka kalle ee Daaroodka ah. Iyagoo aan cadaalad darro lagu sameen, ayeey jabhad soo aas-aaseen, balse ballaayadii ay soo malleegeen ayaa maanta dib guryahoodii uggu soo noqotay.

Hadaba, muuqaalka hoose waxaad ku arki kartaa dad ka cabanaya Madaxweeynaha Maamulka Goboleedka Hargeeysa Muus Biixi kaas oo ka billilaqeeystay dhul ay lahaayeen.

https://youtu.be/16_fzl1kNrE

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*